Madaxweyne Xassan Shiikh oo dhambaal tacsi ah u diray Boqortooyada iyo Shacabka UK

Madaxweynaha Somalia Xasan Shiikh ayaa tacsi u diray Dowlada Ingiriiska geeridii ku timid Boqoradii Dalkaas Queen Elizabeth II oo caawa geeriyootey . “Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dawladda, shacabka iyo qoyska boqortooyada UK ee ay ku geeriyootay Boqorada Ingiriiska Queen Elizabeth II. Boqoraddu waxay qarankeeda & muwaadiniinteeda ku mataleysay sharaf iyo karaamo aad u … Continue reading Madaxweyne Xassan Shiikh oo dhambaal tacsi ah u diray Boqortooyada iyo Shacabka UK